Posts

Waa maxay cudurka ciridka/ilkaha(gum disease)?

Waa maxay cudurka ciridka/ilkaha(desease gum)? Cudurka ciridka/ilkaha waxaa loo yaqaanaa cilmi ahaan gingivitis marka uu yahay heerka kobaad. waxaana sababa huuro badan oo wadata germs/bacteria sababtana caabuq iyo ilka dhiig, hadii heerkaas dhaafana wuxu moqdaa periodontitis oo ah dheecan/malax iyo ilkaha oo kaadhaca. Maxaa kalifay inaan hada ka hadalno? Cudurka kudhaca ilkaha waxaa sabaaba nooc bacteria cilmi ahaa lagu magacaabo - Porphyromonas gingivalis- waxaa loomaleenayaa bacteria dan iney kale oo sababto Alzheimer's disease oo ah cudur maskaxda kudhaca. Sidee ku ogaane inaad cudur cirid/ilka qabto? Dhiigid ciridka ah mar mar, tusale markaad cadayeysid, ama findhicka. Lakin micnaheedu mahan cudurka ciridka/ilka ah ayaad qabtaa, maxaayeeley waxaad ucadayan kartaa si xoog . Doctor ka ilka aha ayaa baritaan kugu sameen kara. Calamadaha kale waxaa ka midk ah cirid xanuun iyo af ur/qarmuun. Maxaa kula gudboon? Cilmibarayaasha ayaa ku howlan talaal iyo da

Xaasaasiyada Cuntada (Food allergies)

Inta ugu badan jirka wuxuu allergens ku kacaa xiliga aad banaanka joogto ama gudaha, wax yaa laha aad isku arki kartidna waxaa kamid ah san goroor(running nose), ama hindhiso (sneezing). Mar marka qaar ficil celinta jirkaaga waa siyaado sida calool majiirad (stomach cramps), dawakhaad (dizziness),ama neefqabatow (difficulty breathing). Dadka lanool allergies falcelinta  xasaasiyada cuntada mar marka qaar calaamado halis ah ayey muujiyaan. Todobo nooc oo xasaasiyad ah. 1. Sida cuncun, baro gaduudan oo jirkaga kusameesmaya  sida calooshaada korkeeda. 2.Dadka jirkooda tattoos kusameesta ama wax yaala kale oo colors mariya waxaa kudhaca (Skin tumors) oo ah heerka koobaad ee skin cancer. 3. Jir barar, biyo gala maqaarkaga oo ay sababto cadceeda qoraxda kulul. Dadka qaarkood waxay xasaasiyad ka qaadan cadceeda kulul waxayna sabaabtaa astaamaha aan hore kusoosheegey, barar, biyo kugala jirka korkiisa. 4. Baro madow maqaarka korkiisa cuncun barar wata ayaa mar mark

Cunista sonkorta yaree/Eat less Sugar

EAT LESS SUGAR Sonkorta cuntada ayey macaanisaa, warshadaha cunada sameeyana cunooyinka ayay kudaraan sida rootiga, canaaha lakhamiiriyey(yogurts), soodhada, iyo sharaabka kale ee ay sameeyaan. Cunooyinkaa sonkorta leh oo dhan waxay ku siyaadineysa jirkaaga culees ama kordhinaysaa jirkaaga xadiga sonkorta dhiigaaga(blood sugar level), waxaad kale oo u nuglaaneysaa macaanka( diabetes). Tusaale celcelis qofka american ka ah wuxuu cunaa 19 qaado oo sonkor ah malintii- waa siyaado marka loofiiriyo talada (recommendation) ay ku talisay American Heart Association oo ah 6 qaado dumarka, 9 qaado raga. cunista sonkorta waxay kugu siyaadineysaa baruurta dhexda ku badan ( waistline or central obesity). Qorsha kasta oo cayilka lagu dhimaayo talasoojeedin ahaan sonkorta cunisteeda yaree ayaa kujirta. Wareer ayaa kajira cunada sonkortu kuyartahay ( low sugar/fat diet), dhibka ugubadan wuxuu ka yimaada badsashada cunada warshadeesan. Xaqiiqa ahaan cunada duftu ama sonkortu kuyartaha

To live health maintain health weight

Generally people are of two categories slow metabolic burners(Smb) and fast metabolism burners, the slow metabolic group burns less the consumed calories compare to the fast metabolism burners(Fmb). there are people who eat same kind of food but some of them gain weight while others not, if your gaining weight while eating same type of food, it means your  metabolic rate is slower, which is as result of inactiveness. Overweight people or obese people burn less calories compare with people of high body muscle or heath weight people, because muscles burn more calories than fat tissue. as people grow older their lean or muscle tissue turns into fats and their metabolic rate slows which would be age factor or because of less active that leads to more caloric burning muscle turning into fat tissues that burns less calories hence become overweight and obese. however, to increase your metabolic rate there  are a lot of suggestions that include workouts and building muscles that h